Dhaqtar Hindi ah oo howlo Caafimaad ka fulinaya isbitaalka Kalkaal

Kalkaal speciality hospital oo kamid ah xarumaha Caafimaad ee dalka ka howlgala waxa uu bulshada Soomaaliyeed ogeysiinayaa in Isbitaalka uu iman doono dhaqtar u dhashay dalka Hindiya kaa oo fulin doono adeegyo caafimaad oo dalka dibadiisa loo aadi jiray. Kalkaal Hospital oo tayo iyo qalab casri ah ku howlaga oo dhaqtarkan Hindiga ah dalka kuu … Continue reading Dhaqtar Hindi ah oo howlo Caafimaad ka fulinaya isbitaalka Kalkaal